Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Soomaali ayaan wakiil ka nahay ayeey leeyihiin, waxayna la xanaaqsan yihiin mid ka mid beelaha Abgaal oo iyaga laftooda ahayn ayaa loo magcaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir …

11th October 2024  admin  

Madaxda Qaranka oo Salaadda Jumcada ka dib Dalka si wadajir ah ugu duceeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona dalkeenna Mudane Thomas Kipkosgei …