Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Wadadda Weyn ee xiriirisa gobollada Soomaaliya inta badan waxaa ka muuqda burbur xoogan, laakiin meelo kooban oo la dayactiray waa kaalay arag. …

11th October 2024  admin  

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Muqdisho, waxaana laga soo saaray toddoba qodob. Shirka waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xamsa Cabdi …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda dhaarta iyo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto. Madaxweynaha waxaa Garoonka Caalamiga ah …

11th October 2024  admin  

Xiisadda Giriiga iyo Turkiga oo meel adag maraysa ka dib markii la rasaaseeyey markab marayey biyaha caalamiga ah Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Turkiga ayaa sheegay in maraakiib ay leeyihiin ciidamada ilaalada ee dalka Giriigu inay rasaas ku fureen Markab …