Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Soomaaliya Qawdhan iyo Calasoow waa bur buriyeena gaar uma laha. ” Soomaaliya Waxa iska leh Muslimiinta. Muslimiinta Soomaalida qura, ma laha Muslimiinta oo dhami. Msagacyo Carbeed shaqo kuma laha Soomaaliya Waa dhulkii Qawdhan iyo Calasoow. Magacyadan uu madaxweynuhu sheegay beelo …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ku saabsan xaaladda dalka iyo qorshaha la dagaallanka argagixisada waxa uu ka jeedinayay Xarunta Daraasaadka Istaraatiijiga ee CSIS ee dalka Maraykanka. …

11th October 2024  admin  

Warbixin ku saabsan kulamada Xasan Sheekh ee Washington Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa weli ku suggan magaalada Washington, isagoo la kulmay madax ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka iyo Aqalka Cad. Xasan Sheekh ayaa shalay tegay xarunta Pentagon-ka ee wasaaradda …

11th October 2024  admin  

Funannadii MJ xiran jiray ayaa lagu iibiyay lacag dhan $10.1 oo doolar. Funaanad uu xirtay halyeygii kubbadda koleyga ee Michael Jordan intii lagu guda jiray ciyaartii furitaanka ee 1998-dii ee NBA Finals ayaa lagu iibiyay lacag dhan $10.1 oo doolar.…