Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xassan Sheikh oo wareysi gaar ah siiyay VOA axaa Washington beryahan safar hawleed ku joogey Madexweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud. Madaxa Laanta Af Soomaaliga eeĀ VOA, Cabdiraxaman Yabarow oo Xasan Sheikh xaley kula kulmey Hotelka uu Washinton, D.C. …

11th October 2024  admin  

Dawladda federaalka oo hubaysay Beesha Duduble si ay alshabaab ula dagaalamaan Ceel buur …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Culusow Oo Kulan La Qaatay Qurba joogta beelaha Hawiye Xaflad ay Qurba joogta beesha Hawiye soo qaban qaabiyeen oo ay ugu qabteen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo la socdaan Bukhaari iyo Cal Balcad ayaa lagu qabtay Dalka Maraykanka.…

11th October 2024  admin  

Masuuliyiinta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa Xildhibaanada Degmooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl ku soo dhaweeyey xarunta dhexe ee Wasaaradda. Xildhibaanada Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl ayaa booqday qaybaha kala duwan ee Wasaaradda oo ay …