Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Korneel Cabdiwaahid oo marar badan shabaab jiida hore dagaal kala hor yimid ayaa yiri shabaab marka sidaan culays loo saaro dagaalka ayay badalaan mana awoodaan dagaal fool ka fool ah in ay galaan …

10th October 2024  admin  

NISA oo digniin culus u dirtay dadka xiriir la leh Al-shabaab Hay’adda Nabad-suggidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin cusub soo saartay, kadib markii howlgal ay sameysay ay ku qabatay 10 qof oo ay sheegtay inay la macaamilayeen maleeshiyada …

10th October 2024  admin  

Markii ay dhasheen ayay hooyooyinkooda u kala badalmeen, haddana 20 sano ka dib ayay is guursadeen Lamaanayaasha qaar ayaa aaminsan in aad la kulanto “qofka mustaqbalka aadc nolosha la wadaageyso noqanaya” ay qadar tahay. Laakin lamaanaha Jim iyo Margaret Mitchell …

10th October 2024  admin  

Shaqaalaha Isaaqland ee ka soo jeeda Beelaha Harti, aakhirka la mid ayeey noqdaan inay u dhintaan in Gaar la jiirsiiyo ama in la sumeeyo. Shaqaalaha ka soo jeeda beelaha Harti ee u shaqeeya maamulka Isaaqland, aakhirka labo mid ayeey u …