Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka difaaca Kenya Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi. Xidhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa loo magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya, halka …

10th October 2024  admin  

Xaaska Madaxweynaha Sierra Leone: “Seygeyga wuxuu takhasus PHD ku qaatay inqilaabyada” Fatima Bio, oo ah xaaska madaxweynaha Sierra Leone, Julius Maada Bio, ayaa sheegtay in seygeeda uu shahaadada PHD ku qaatay in uu wax afgembiyo isla markaana aysan jirin cid …

10th October 2024  admin  

Wasaaradda Kalluumeysiga oo soo gudbisay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda oo ka masuul …

10th October 2024  admin  

Mukhalas dadka tahriibiya: Ka hor inta aysan khatarta u bareerin foom ayay dadku saxiixaan Mukhalas dadka wax tahriibiya ayaa sheegay in qorshaha dawladda UK ee ah in magangelyo-doonka loo diro Rwanda aanu ahayn mid ka hor-istaagaya macaamiishiisa. Weriye ka tirsan …