Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Wiilka Museveni: Labo isbuuc nagu qaadan meyso inaan qabsanno Nairobi 3 Saacadood ka hor Waa sax, kani waa ciwaanka runta ah ee wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda uu ku leeyahay barta Twitter-ka. Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda ee muddada dheer …

10th October 2024  admin  

Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka Oo Ansixiyay Xogayaha joogtada ah ee Golaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…

10th October 2024  admin  

Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sareeya argagixisada. Kaas oo lagu magcaabo Cabdulaahi Nadiir Hawlgalkan aya ka dhacay degaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022…

10th October 2024  admin  

Sweden oo dib u bilowday hubkii ay u dhoofin jirtay Turkiga Wakaaladda dowladda Sweden u qaabilsan arrimaha militagriga dibadda ee (ISP) ayaa sheegtay Jimcihii shalay inay laashay xayiraaddii saarnayd in qalab milateri loo dhoofiyo dalka Turkiga, kadib markii dalka Waqooyiga …