Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Xarunta Tababarka Ilaalada xeebaha dalka oo maanta laga furay magaaladda Muqdisho. …

10th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dawladda Puntland Axmed Bashiir Muuse (Cirro),Gudoomiyaha Hay’addda Waddooyinka Puntland ee PHA Cabdifutaax Maxamed Sugule, Engineer Yaasir, iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda Hawlaha Guud ayaa kormeer ku sameeyey dhismaha wadadda Ceel-Daahir Ceerigaabo …

10th October 2024  admin  

Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland Gen. Abshir Abdi Jama ayaa ka qeyb-galay furitaanka Jaamacadda Green Hope oo ah Jaamacadii ugu horeyay oo lagu baran-doono Kulliyadaha Culluumta baarista-dambiyadda…. …

10th October 2024  admin  

QM oo ka digtay cuduro si xawli ah ugu fidaya Pakistan oo ka dhashay fatahaadihii ku dhuftay GENEVA – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay halis ku soo fool leh dalka Pakistan ee ay daadadku halakeeyeen, iyaga oo sheegay in dalkaasi …