Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM ayaa ku guul daraystay inuu ansixiyo qaraar loogu doodayey muslimiinta Shiinaha Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, tacadiyada ka …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, waxaana ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka maamul Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, soo gudbinta degmooyinka …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo …

10th October 2024  admin  

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya iyo TPLF, sida uu shaaciyay la-taliyaha Amniga Qaranka Redwan Hussein. “Dowladda Itoobiya waxay aqbashay martiqaadkan wadahadallada nabadda kaas oo waafaqsan mawqifkayaga mabda’a ah ee …