Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO JAAMACADDA NABADDA EE QARAMADA MIDOOBEY KA QAATAY SHAHAADADA SARE EE PhD …

10th October 2024  admin  

Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Ee Norway Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan kula yeeshay madaxa hay’adda qaxootiga …

10th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay dhambaal hambalyo ah udirayaan farxadda dhalasho wacan ee Ayuub Cabdirashiid iyo Marwadiisa Ayaan Habad oo gabadhi ugu dhalatay magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir Waxaany leenahay Awoowe soo barbaar, noqo tii Dalkeeda , dadkeeda iyo Diinteedaba anfacda. Aamiin…

10th October 2024  admin  

Doorka haweenku ay ku leeyihiin Dimuqraadiyadda iyo sidii shacabka loogu celin lahaa talada dalka. …