Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada iyo Waxgaradka ka shaqeynayay nabadeynta deegaannada Saaxmaygaag iyo Sangajebiye. Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka …

10th October 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira xaaladaha Amniga dalka looga dhagaystay Wasiirrada Difaaca …

10th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA PUNTLAND. …

10th October 2024  admin  

Beesha Muddulood iyo alshabaabku waa isku milmeen Calidheere Isagoo Video Heli Kara Muxu Cod Oga Doortay? Madaxweyne Dagaalki Ma Safaraa Inoo Badalay? …