Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

“Xitaa qeyb yar oo jirkiisa ah ma helin seygeyga, CCTV un baan ka aragnay isagoo gaariga qarxay ag maraya” han sano kahor maanta oo kale, 14-kii Oktoobar, waxaa Soomaaliya ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa inta la xusuusto, waxaana maalintaas …

10th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen Xasan iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Bare ayaa gaarray magaalada Bahardar oo lagu qabanayo shirka Tana Forum oo amniga Afrika looga hadlayo. …

10th October 2024  admin  

Itoobiya oo digniin kama dambeys ah u dirtay Ireland Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland oo ku saabsan mowqifkeeda dagaalka labada sano ka socda dalkaas, ayada oo ku eedeysay cadaawad kana digtay inuu go’i karo xiriirka …

10th October 2024  admin  

Sheekada macallinkii warqad imtixaan ah uu sameeyay darteed gacanta looga gooyay Sannadkii 2010-kii, macallin  u dhashay dalka Hindiya ayaa waxaa gacanta ka gooyay kooxaha xagjirka ah, kaddib markii lagu eedeeyay inuu diinta Islaamka ku aflagaadeeyay warqad imtixaan ah. Bishii la …