Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay khataraha Amniga Ee Qaarada Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha Tana Forum oo sanadkan si gaar ah looga hadlayay sidii loo maareyn lahaa khataraha …

10th October 2024  admin  

Nin Soomaali ah ee loo magacaabay agaasimaha Dambi Baarista ee Kenya Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Amiin Ibraahim Maxamed u magacaabay xilka Agaasimaha Waaxda Dambi-baariska ee Kenya, oo magaceeda loo soo gaabiyo DCI. Amiin ayaa beddeli doona agaasimihii hore ee …

10th October 2024  admin  

Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA. …

10th October 2024  admin  

Magaalada Badhan waxaa lagu qabtay kulan lagaga hadlayo xal u helidda dhibaatooyinka deegaanka Milxo ee soo noqnoqday. …