Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Arimaha qoyska Puntland Aamino Xarigle “Dhaxalkii Aabahay 1998 ayaan ka miro dhalinayaa” …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka horumarinta Beeraha Puntland oo socon doona muddo laba maalmood ah Kaasi oo maanta lagu soo aadiyay Maalinta cuntada Adduunka oo lagu xusay Garoowe. Madaxweynaha ayaa muujiyay muhiimada ay Dowladdu …

10th October 2024  admin  

Maamulka Isaaqland oo gobolka Soolka mamnuucay telefoonnada casriga ah Maamulka waxbarashada ee Maamulka Isaaqland ee gobolka Sool , ayaa mamnuucay in ardayda dhigata dugsiyada sare ee gobolkaasi ay iskuulaadka la yimaadaan telefoonnada casriga ah, taas oo ay u arkeen inay …

10th October 2024  admin  

Soomaaliga keliya ee ka ciyaari raba Koobka Adduunka ee sanadkan ka dhacaya Qadar Tartanka Koobka Adduunka ee afartii sano hal mar la qabto ayaa dabayaaqada sanadkan ka dhici doona waddanka Qadar. Waxa uu noqon doonaa mid xiiso gaar ah u …