Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha DPL Ahna Guddoomiyaha @KAAHPParty@HESaidADeni ayaa isagoo ku hadlaya Afka Urur Siyaasadeedka KAAH, wuxuu ku dhawaaqay in Ururku uu Urur ahaan ugu martiqaadayo Puntland kooxda kubadda Cagta Soomaaliya ee ku guuleystay tartanka da’yarta Bariga iyo Bartamaha Africa, Madaxweynaha DPL …

10th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo shalay ku guuleystay koobka cayaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA. Kooxda oo cayaartii u …

10th October 2024  admin  

“Waxaan hadda Imaam ka ahay Misaajidkii aan mar doonayay in aan ku xasuuqo Muslimiin badan” Qisada Richard McKinney oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay dad badan oo caalamka ku nool, kuwaas oo aad ula dhacay qaabka …

10th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Bare ayaa khudbad uu ka jeediyey shirka Tana Forum waxuu ku sheegay in Soomaalidu ay go’aansatay inay Alshabaab dalkooda ka saaraan. …