Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Deeqa Dhalac oo u tartameysa xildhibaan gobolka Maine ah Deeqo Dhalac oo sanadkii 2021 noqotey haweeneydii ugu horeysey ee Somali-Mareykanka, Muslim, Madow iyo soo-galooti ah oo loo doorto duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa haatan …

9th October 2024  admin  

Hay’adda Passport Index ee qiimeysa baasaboorrada caalamka ayaa cusbooneysiisay liiska ay kusoo bandhigto kala sarreynta aqoonsiga lagu safro ee waddamada adduunka. Sida muuqa waxba iskama beddelin qeybta ugu sarreysa ee liiska, balse waxaa la arki karaa in boos kala qaadasho …

9th October 2024  admin  

Qaramada midobey ayaa sheegtay inuu taageero alshabaab laguma darin liiska cunaqabataynta Soomaaliya, Dagaalka ka bilowday Koonfurta Soomaaliya ee lagula dagaalamyo alshabaabka ayaa si uuna saamayn ugu yeelan alshabaabka Buurha Calmadow ee halkaaku sugan ayaa siyaasiyiinta beesha Isaaq waxay gobolka Sanaag …

9th October 2024  admin  

Xabiibo Xasan waxay toddobo sano biileysay nin aabbeheed iska dhigay, oo xitaa nin ku mehriyay! Xabiibo Xasan waxay ku dhalatay magaalada Qoryooley sannadkii 1981. Waxay curad u aheyd qoys danyar ah. Aabbeheed Xasan Aadan wuxuu shaqaale ka ahaa beer ku …