Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Dalka Turkiga ayaa sheegay toddobaadkan inuu barbar taagan yahay dalka Sucuudiga oo muran siyaasadeed uu kala dhexeeyo dalka Maraykanka, kuwaas oo isku maandhaafay go’aankii dalka Sucuudigu uu hormuudka ka ahaa ee lagu yareeyey wax soo saarka shidaalka ee dalalka xubnaha …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Pakistan oo ka hadlay weriye dalkiisa u dhashay oo lagu toogtay Kenya Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in la toogtay weriye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan. Arshad Shariif ayaa xaley lagu toogtay magaalada Kajiado oo aan sidaa uga …

9th October 2024  admin  

Golaha sare ee Xisbiga Hantiwadaaga dalka Shiinaha ayaa kalfadhi ay lahaayeen dibada uga saaray isaga oo aan filanayn madaxweynihii hore ee dalkaas Hu Jintao …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo horay xariga uga jaray Garoonka Boosaaso ayaa maantana xariga ka jaray Dekadda Garacad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad …