Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland S/Gaas Abshir Abdi Jama ayaa maal-mahanba safar shaqo ku joogay Buuraleyda Silsiladda Golis ee fadhisamaha Ciidanka Daraawiishta Gobalka Bari aya so gaaray magaladda Bosaso . Taliyaha ayaa dhamaan fadhisamaha Ciidanka ku maray kormeer Xeryaha kala ah …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne ku-xingeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafti uu hogaaminaayo uu kamid yahay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Cabdiraxman Cabdi Axmed ayaa maanta ka qayb galay shir caalami ah oo ka …

9th October 2024  admin  

Rishi Sunak oo noqonaya Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK Rishi Sunak ayaa noqonaya ra’iisal wasaaraha xiga ee UK kaddib markii Penny Mordauntay daqiiqadihii ugu dambeeyay isaga hartay tartanka . Sunak ayaa xilka kala wareegaya Liz Truss, todoba isbuuc kaddib markii …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan. Wakiilka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay hawlaha xafiiskiisa iyo hey’adaha kale ee Qaramada …