Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Gabadhii ka mamnuucday Trump baraha Bulshada inuu ku falaado ayaa shaqaddii laga eryey Vijaya Gadde, oo ahayd Gabdhii ka danbaysay in Trumo laga mamnuuco Twitterka, ayaa si live ah waxa shaaqada Elon Musk o ah Mulkiilaha cusub ee Twitterka FOOTAGE: …

9th October 2024  admin  

Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’ Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn uga hadlayay dilkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga maalintii Talaadada loogu geystay Juweyriya Subcis oo …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Deni oo kulan macsalaameen ah la yeeshay James Swan Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo …

9th October 2024  admin  

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al-cusmaan oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku …