Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Dood ku saabsan cuna -qabataynta Maraykanka uu ku soo rogay xubno ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ayaa lugu qabtay magaaladda Muqdisho …

9th October 2024  admin  

RA’IISUL WASAARE XAMSE AYAA SHEEGAY IN WEERARKII MAANTA AANU NIYAD JABIN DOONIN DAGAALKA DOWLADDA IYO SHACABKA AY KU CIRIBTIRAYAAN KHAWAARIJTA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee …

9th October 2024  admin  

Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Carmo ayaa ka qayb galay munaasabad beeralayda deegaanka Barookhle ee degmada Carmo ay ku soo bandhigayeen dalagyada Kala duwan ee ka soo go’a beeraha deegaankaas si bulshadu ay u inticfaacsato. …

9th October 2024  admin  

Afhayeenka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaraxyaddii Maanta Khawaarijta naf lacaariga ah ee Al-shabaab ayaa maanta Qaraxyo argagixiso ku beegsaday dad shacab ah oo isugu jira Caruur, Haween iyo dad kale oo maata ah oo la daalaa dhacayay raadinta …