Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Dhalinyaro ku sugnayd magaaxi ku taal magaalada Dahabka laga qoto ee Milxo, Sanaag, ayaa waxa lagu dilay labo wiil, dhowr kalena waa lagu dhaawacay oo ay ka mid tahay gabadhii lahayd maqaaxidauu dilku ka dhacay Allah ha wada naxariistee waxa …

9th October 2024  admin  

Isimaddii beesha Majeerteen ee diidanaa in Ilma Diyaano xilka laga qaado iyo madaxweynaha Puntland ayaa ku kulmay Muqdisho Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Muqdishooo uu kala hadlay kaallinta kaga aadan Gurmadka iyo taakuleynta dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shir-Madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa  …