Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Qaraxii KM5, Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo Maaliyadda. Guddiga Qaran ee …

9th October 2024  admin  

Waxaa Saaka furmmay shirwaynihii lixaad ee dib- u- eegista waxbarashada Puntland, taas oo ay ka soo qaybgaleen kooxaha ka socda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka, maamul-goboleedyada Soomaaliya, hay’adaha taageera waxbarashada Soomaliya iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.…

9th October 2024  admin  

Shir madaxeedka Carabta oo lagaga hadlay qodobo ay ka mid yihiin heshiiskii dhex maray Israel iyo 4 dal oo Carbeed Dalka Algeria waxaa lagu soo gebagebeeyey shir madaxeedkii 31aad ee dalalka Carabta, iyaga oo doonayey inay soo afjaraan arrimo ay …

9th October 2024  admin  

Maxay ka dhigan tahay cunaqabateynta uu Mareykanku uu saaray ragga hubka geeya Soomaaliya? Bayaan lasoo dhigay bogga internetka ee Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Washington, ayaa lagu sheegay, in Xafiiska Xakameynta Hantida Dibadda ee wasaaraddu uu tallaabo ka qaaday Daacishta Soomaaliya …