Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO SHIR-GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA AMNIGA. Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland oo looga hadlay Amniga guud ee …

9th October 2024  admin  

Guddoomiyaha G/ Shacabka Oo Kormeeray Xarunta Golaha Wakiilladda Puntland Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay Xarunta Golaha Wakiiladda ee Baarlamaanka Puntland. Guddoomiyaha oo uu weheliyo Guddoomiye …

9th October 2024  admin  

Waa kuma ninka toogtay Cimraan Khan ee aan inta badan hadlin? Naveed Axmed waxa uu ku noolaa guri ku yaalla Suhadra oo qaab muuqaalkiisu aad u liitay. Guriga ayaa marka aad eegto waxa uu u muuqdaa mid qabyo ah oo …

9th October 2024  admin  

Suldaan ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa ka hadlay duulaanka SNM ee gobolka Sool. …