Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Ilhan Cumar oo doorashada berri loollan adag kula geli doonto haweeneey Madow ah Ka dib markii ay ku guuleysatay doorashadii is ree-reebka ee xisbigeeda, Ilhan Cumar waxay doorashada berri oo Talaalado ah dhacaysa kula tartami doontaa haweeney iyadana Madow ah …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hay’adda UNFPA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA, Dr Natalia Kanem oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho. Ra’iisul …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kala Qeybgalay Madaxda Caalamka Shirka Isbedelka Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka (COP27) oo maanta magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar uga furmay …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Dhaqaatiirta Jabuuti Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo la kulmay Dhaqaatiirtii Jabuuti ee u timid gurmadka Qaraxii KM5 ayaa uga mahadceliyey dhaqaatiirta, dowladda iyo guud ahaan shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, taageeradooda hagar la’aaneed ee …