Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Inta badan siyaasiyiinta Soomaaliya kasoo jeeda ee xilalka uga tartamayay doorashadii xilliga dhexe ee 8-da November 2022 ka dhacday Mareykanka ayaa ku guuleystay kuraasta. Loollan lama filaan ah ayaa doorashadan ku dhex maray siyaasiyiinta labada xisbi ee ugu waaweyn oo …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi Mudane Ted Lawrence oo ka socda Hay’adda USAID, hadana ah Ku-simaha Agaasime Ku-xigeenka USAID. Kulanka oo Madaxweynaha ay kala qeybgaleen Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax …

9th October 2024  admin  

RW Xamse oo booqday dekedaha kala duwan ee Dowladda Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta is-gaarsiinta dowladda Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha …

9th October 2024  admin  

Soomaalida u tartameysa doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhaceysaa doorashada xilliga dhexe oo la qabto labada sano ee ugu horreysay muddo xileedka madaxweynaha, waxaana doorashadan ka qeybgalayaa musharraxiin dhowr ah oo ay Soomaali ku jirto.…