Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dalka Oo Booqday Xarunta Lagu Tababarayo Ciidanka Badda Soomaaliyeed Ee Jooga Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Badda Soomaaliyeed …

9th October 2024  admin  

M. Culusoow oo horay maleeshiyaadka Macawisleey uga sameeyey koonfurta Sooomaaliya, ayaa hadda Ciyaalkii dalka dibaddiisa maqnaa wuxuu waydiinayaa qabiilada ay ka soo jeedaan. Imagine the president of the nation asking soldiers about their clan? Ina lillahi waina illhay rajiun. Even …

9th October 2024  admin  

Duulimaad Emirates ah oo ku socday New York oo dib loo celiyey kadib digniin amni Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates, oo ku socotay New York ayada oo ay saaran yihiin ku dhowaad 250 qof, ayaa Khamiistii lagu qasbay inay dib …

9th October 2024  admin  

Waa kuma ninka Soomaaliga ah ee taariikhda cusub ka dhigay gobol ka tirsan Mareykanka? Soomaalidii ugu badnayd ayaa xilal kala duwan loogu doortay doorashadii xilliga dhexe ee todobaadkan ka dhacday Maraykanka. Waxaa Soomaalidaas oo dhalinyaro u badan kamid ah Kayse …