Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Mareykanka oo $10 milyan oo abaal-marin ah ku bixinaya xogta maaliyadeed ee Al-Shabaab Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab iyo …

9th October 2024  admin  

Beesha Garxejis oo sheegtay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn Muuse Biixi mid shacriyad ku fadhiya Lbada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia inay sharciyad …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Imaaraatka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Axmed Jumca Al-rumeysi. Danjire …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Caawa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa caawa ku soo laabtay dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa …