Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xafiiska loo doorta 15-kii May 2022, oo hadda laga joogo lix bil. Markii uu xafiiska la wareegayay waxa uu sameeyay ballan-qaadyo ay ugu waaweynaayeen ka shaqeynta hal ku dhiggiisa doorasho ee “Soomaali …

9th October 2024  admin  

Weriye u dhashay qomiyadda Amharada ayaa sheegay in Soomaalida DDS ay ku jiraan gumaysi kana duwan yihiin qomiyadaha kale ee Ethiopia. Weriye u dhashay qomiyada Amhara aya sheegay in #Somalida #DDS ay ku jiraan gumaysi kana duwan yihiin qomiyadaha kale …

9th October 2024  admin  

Booliska Turkiga oo shaaciyay xog cusub oo ku saabsan gabadhii qarxisay Istanbul Saraakiisha booliiska dalka Turkiga, ayaa shaaciyay xog ku saabsan qarixii Axaddii la soo dhaafay ka  dhacay Turkiga. Waxay sheegeen in la qabtay dad lagu tuhmayo in falkaas ay …

9th October 2024  admin  

Haweeney lagu tuhmayo qaraxii Istanbul oo la xiray Turkey ayaa maanta ku eedeysay haweeney u dhalatay dalka Syria inay talaashay qaraxii lixda qof ku dilay magaalada Istanbul Axaddii, ayada oo ku eedeysay kooxda Kurdish-ka ee PKK inay fulisay weerarka. Laba …