Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Baxdo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe. Weftiga Guddoomiyaha waxaa Garoonka Aadan …

8th October 2024  admin  

God dahabka laga qoto ee ku yaal Milxo ayaa dumay. Hal qof ayaan weli la soo saarin …

8th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ugu amba-baxay furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta …

8th October 2024  admin  

Hadal-heyn ku saabsan gabar Soomaali ah iyo qarixii Istanbul Qarixii Axaddii ka dhacay aagga Istiklal Street ee magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 6 qof  tiro intaa ka badana way ku dhaawacantay. Wixii markaas ka …