Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, isimmo ka yimid gayiga Soomaalida iyo madax kale ayaa ka qayb galay Salaada Jinaasada maydka Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu tukaday Garoowe. …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala diray xubnaha gudiyada kala ah. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala diray xubnaha gudiyada kala ah. 1-Guddigii Doorashooyinka Qaranka. 2-Guddigii Xaduudaha. 3-Guddigii Hay’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha.Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya …

8th October 2024  admin  

URIN XEERARKA MADAXWEYNE EE KALA AH 40, 41 IYO 42, KUWAAS OO AAN WAAFAQSANAYN HABRAACA DASTUURKA KMG Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii …

8th October 2024  admin  

la taliyaha amniga Qaranka ee madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Maxamuud ‘ Waxaan Aminsanahay iney Al Shacaab Amniga guud ee Soomaaliya qeyb ka tahay oo ey dhulKa ay ka haystaan Soomaaliya, xitaa Dagaaladii sokeeye ee ka socday ayeey jooojiyaan .Haddey meshooda kabaxana …