Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Hanti-dhowraha Soomaaliya oo shaaciyey malaayiin dollar oo meel loo raaco aan laheyn Hnati-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa daabacay warbixin sannadeedka 2021 ee xaaladda maaliyadeed ee dawladda Soomaaliya. Warbixintan hanti-dhowraha ayey ka muuqdaan khaladaad dhinaca maaraynta kharashaadka dawladda, qandaraasyada, iyo maamulka …

8th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa la kulmay Agaasimeyaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay, tan Caalamiga iyo midda Dowladda oo uu kala hadlay doorka warfaafintu ay ku leedahay dib u dhiska dalka, dib u …

8th October 2024  admin  

Faarax Raage, wuxuu ka bad baaday, mid ka mid ah Xasuuqii Dadqalatooyinka SNM …

8th October 2024  admin  

Odayaasha Hawiye ayaa sheegay in Saldanada Hawiye ay si fiican u shaqaynayso intii la doortay madaxweyne Xasan Culusoow …