Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Afar qof oo isku qoys ah ayaa aano qabiil xalay loogu dilay tuulada Xaluula oo ka tirsan degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha dhexe. Afarta qof ee la dilay waxaa ka mid ah Safiyo Sheekh Abuukar iyo Abuukar Iidow oo walaalo …

8th October 2024  admin  

Wiilasha walaalaha ah ee Turkiga u sameeya diyaaradaha dagaalka balse diiday in ay Ruushka ka iibiyaan Iskahorimaadka Ukraine ayaa ku billowday diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee Bayraktar TB2 oo kaalin muhiim ah ka qaatay joojinta hor u socodka dagaalka Ruushka.…

8th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta soo xiray shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya. …

8th October 2024  admin  

Sida ay wax u dhaceen xalay oo lagu weeraray Hotelka Villa Rosa; Waxa salaaddii makhrib kaddib yimid isgoyska tiyaatarka oo ay checkpoint u taallo Villa Somalia Gaashaanle Cabdishakur oo ah nin dhalinyaro oo dhawaan uu Mahad Salad u magacaabay madaxa …