Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

GUDDIGA MAALIYADDA AQALKA SARE OO KULAN IS-XOGWARAYSI AH LA QAATAY WASIIRKA MAALIYADDA. Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan is-xogwaraysi iyo kala warqaadasho ah kula qaatay xafiiskooda Aqalka Sare Wasiirka …

8th October 2024  admin  

Xaguu ka yimid dhagaxa qaaliga ee Soomaaliya laga helay? Dhowaan ayay Jaamacad Canada ku taalla soo saartay natiijada baaritaan ay ku sameeysay dhagaxaan. Haddaba halkee ayuu markii hore ka yimid dhagaxa ay ku jirto macdanta? Barafasoor Cabdulqaadir Abiikar Xuseen oo …

8th October 2024  admin  

Madaxweyne Ramaphosa oo ay kusoo baxday fadeexad culus December 02, 2022 Nuur Xasan Nuur CAPE TOWN — Mustaqbalka siyaasadeed ee madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa Jimcaha maanta ah gabi ka laad-laada, kaddib marki ay kusoo baxday fadeexad la xiriirta …

8th October 2024  admin  

Sidee ayay raggan ugu bareereen safar layaab leh oo ah Afrika ilaa Yurub? Dowladda Spain ayaa sheegtay in saddex nin ay ku daba dhegeen Markab hoostiis kaddib safr qaatay 11 maalmood oo ay ka soo billaabeen Nigeria. Sawir laga soo …