Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaca looga badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda “Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda waxaa laga dhigay “Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah (Ministry of Fisheries and …

8th October 2024  admin  

Jiirka magaalada New York ayaa looga digay in maalmo yar ay u harsan yihiin. Xafiiska duqa New York Eric Adams wuxuu raadinayaa agaasimaha ‘xakamaynta jiirka’, kaasoo qaar badan ay ugu yeereen ‘Marshal rat’. Jiirku waa ‘cadowga dhabta ah’ ee New …

8th October 2024  admin  

Maxay tahay diyaaradda nukliyeerka xambaarta uu Mareykanka soo saaray ee aan la arke Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa soo bandhigay diyaarad cusub oo ah kuwa xambaarah Nukliyeerka ah oo lagu magacaabo B-21, taasi oo si tartiib tartiib ah u bedeli …

8th October 2024  admin  

82 jir loo xirey lacagta adeegga qashin qaadista oo ay iska bixin weysay Booliiska gobolka Alabama ee dalka Mareykanka, ayaa xabsiga dhigay haweeney 82 jir ah, kadib markii ay ku eedeeyeen iney bixin waysay adeegga kharashka qashin laga qaaday. Martha …