Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Guddiga Miisaaniyadda Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Qorshyenta Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hayโ€™adaha Dowladda oo maanta Xarunta Guddiyadda ee Villa-Hargeysa kulan kula yeeshay Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hogaaminaayay Wasiirka. Kulanka,ayaa …

8th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BFS Muqdisho, Diseembar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka …

8th October 2024  admin  

Xildhibaan Cali Mahadi Maxamed “Baarlamaanka Waxaad Moodaa in Whatsapp lagu Maamulayo, Golahana Xaruntiisa dib ha loo Howgaliyo …

8th October 2024  admin  

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ข๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ž๐˜‚ ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ก๐—ผ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐˜† Raโ€™iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway Anne Beathe Tvinnereim. Kulanka Raโ€™iisul Wasaare Xamse …