Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir Maxamed Binu Salmaan …

8th October 2024  admin  

Kulankii Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday, wareysi kulan maanta lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa baaqday sababo lagu sheegay in kooramkii uu buuxsami waayay. Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka ayuu qorshahu ahaa in …

8th October 2024  admin  

‘Dadbaa cunaya cuntada eyga ee Kibble shumacna ku kululaysanaya cuntada’: Maxay tahay saboolnimada UK ka jirta? Saboolnimada Ingiriiska ayaa dadka qaar ku kaliftay inay cunaan (Kibble) oo ah cunto bisadda iyo eyga la siiyo, halka kuwa kale ay shumac ku …

8th October 2024  admin  

Caasimadda Haiti, ‘60%’ waxaa la wareegay kooxo hubaysan, xilli uu dalkaas ka dilaacay cudurka ‘daacuunku’ Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xanuunka daacuunku uu ka dilaacay dalka Haiti isaga oo si weyn ugu faafaya dalkaas. Maalinimadii Khamiistii ayaa wararku sheegayaan inay …