Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Nin haweenka Muslimiinta ah ku iibin jiray online-ka oo la maxkamadeynayo Booliska Hindiya ayaa shaaciyay inay maxkamadeyn doonaan nin lagu eedeeyay in uu sameeyay barnaamij app ah oo lagu iibinayay in ka badan 80 haween Muslmiin ah sanadkii hore. Arrintani …

8th October 2024  admin  

Ismaaciil Cumar Geelle muxuu ka qabtay Soomaaliya …

8th October 2024  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster. Amb. Kate Foster ayaa Guddoomiyaha Golaha la wadaagtay in dowladooda ay si …

8th October 2024  admin  

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kulanka 11aad guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka oo looga hadlay Ka warbixinta xeer hoosaadka Golaha, waxaana …