Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Sacuudiga oo sheegay qorshahooda haddii Iran ay hesho hub Nukliyeer Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudi Carabiya ayaa Axaddii sheegay in dalalka Khaliijka ay qaadi doonaan tallaabo ay ku xoojinayaan amnigooda haddii Iran ay hesho hub Nukliyeer ah. Wada-hadallo aan toos aheyn …

7th October 2024  admin  

Farax Xasan Shabeel “Sharuudo ayaa lagu xiraa qaarkoodna xadgudubyo ayaa lagula kacaa gabdhaha marka ay shaqo kasoo doontan xafiisyadaā€¯ …

7th October 2024  admin  

Nin haweenka Muslimiinta ah ku iibin jiray online-ka oo la maxkamadeynayo Booliska Hindiya ayaa shaaciyay inay maxkamadeyn doonaan nin lagu eedeeyay in uu sameeyay barnaamij app ah oo lagu iibinayay in ka badan 80 haween Muslmiin ah sanadkii hore. Arrintani …

7th October 2024  admin  

Ismaaciil Cumar Geelle muxuu ka qabtay Soomaaliya …