Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Madaxweyne ku-xigeenkii baarlamanka Midowga Yurub oo xilka looga qaaday fadeexad la xiriirta Qatar Baarlamanka Midowga Yurub ayaa maanta u codeeyey inuu xilka ka qaado mid ka mid madaxweyne ku-xigeenadiisa Eva Kaili, sababo la xiriira fadeexad musuq-maasuq oo la tuhunsan yahay …

7th October 2024  admin  

Kahor inta aadan seexan, waxaad caadi ahaan hubisaa inaadan cunto ama weelal wasakh ah uga tegin miiska, si aysan usoo jiidan marti aan loo baahneyn sida jiirka. Dadka qaar, aragtidiisa keliya ayay ku laqanyoodaan. Magaalada New York ee dalka Mareykanka, …

7th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Xarunta la Qabsiga Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka ee IGAD, Danjire Jamaal Maxamed Xasan, Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya, Magatte Guisse iyo La Taliyaha gaarka ee UNHCR …

7th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey Marwo …