Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Xiriirka kubbada cagta Morocco (FMRF), ayaa u gudbiyey dacwad xiriirka kubbada cagta adduunka ee Fifa, taasoo ku saabsan garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii Arbacadii ee afar dhamaadka koobka adduunka, uga adkaadeen xulka difaacanaya koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar. FMRF …

7th October 2024  admin  

Dhulbahante iyo Warsangeli maaha afarta Caadaqaate ee la shaqaysta Isaaqland Mashaariicdii ay Bulshaddu caalamku ugu talo galeen in laga hirgeliyo guud ahaan Waqooyiga Soomaaliya ee la soo mariyey Hargaysa ayaa guud ahaanba laga cunaqabateeyey degaanada ay degaan Beelaha Warsangeli Dhulbahante. …

7th October 2024  admin  

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Ankara kulanka kula qaatay Wasiirka Waxbarashada ee Turkiga, Mohmut Ozer. Wasiirku waxa uu dawladda Turkiga uga mahad celiyay kaalmada hagar la’aanta ah ee ay u fidiyaan shacabka …

7th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka …