Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Maxaa ka jira warqadda la sheegay inuu Golaha Shacabka soo saaray ee lagu ansixiyay kursiga Fahad Yaasin? Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warqad lagu baahiyay Baraha Bulshada, taas oo ku saabsan kursiga Hope #086 ee …

7th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh, “Ummad boqolkiiba boqol Muslim ah oo aan Mufti lahayn meelaha Khawaarijta noogu soo dhuumatay ayeey ka mid tahay. Dowladda waxaa ka go’an in ay dhisto hay’adihii ilaalinlahaa kana hortagilahaa wax walba oo ka bannaanka diinteenna suubban”. …

7th October 2024  admin  

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa dhaleecayn dhanka internetka ah la kulmay ka dib markii uu boggiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay sawir marin habaabin ah oo ku saabsan buuraha Rwenzori isagoo isku dayaya inuu muujiyo quruxda buurta.…

7th October 2024  admin  

Duqa magaalada Istanbul oo lagu xukumay xabsi iyo xayiraad siyaasadeed Maxkamad Turkish ah ayaa Arbacadii ku xukuntay duqa magaalada Istanbul ku dhowaad saddex sano oo xabsi ah, taasi oo ka mamnuuceysa inuu isu soo taago doorashada madaxweynaha ee bisha June …