Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geerioyooday qaar kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday magaalada ugu weyn Canada ee Toronto, halkaasoo nin hubaysan uu rasas ku furay dhismeyaal ku yaalla xaafad ka mid ah xaafadaha Toronto oo la yiraahdo …

7th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan”Ciidamada Eritrea jira Bishaan inta aysan dhamaan waa soo bilaabanayaan Bisha soo socota ayayna soo dhammeystirmayaan” …

7th October 2024  admin  

Militariga Mareykanka oo ‘dilay 15’ ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqaymood lala beegsaday maleeshiyaad katirsan ururka Al-Shabaab nawaaxiga Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe. War saxaafadeed kasoo baxay taliska milatariga ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in …

7th October 2024  admin  

Imisa lacag ah ayuu qaadanayaa dalka ku guulaysta Koobka Adduunka? Cayaaraha Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qadar ayaa la soo gabagabeynayaa fiidka caawa ah, xilliga Geeska Afrika. Shanta dal ee Afrikaanka ah ee soo gudbay ayaa kala ah Morocco, …