Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Taliban oo hablaha ka mamnuucay waxbarashada Jaamacadaha Hablaha ku jira waxbarashada saree e dalka Afghanistan ayaa sidii caadada ahayd waxay subaxnimadii Arbaca u kallaheen inay aadaan Jaamacadaha ay dhigtaan, hase ahaatee waxaa iridaha jaamacadaha la dhigay ciidamo ka tirsan ururka …

7th October 2024  admin  

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dagtay diyaarad sidday qeybtii ugu horreysay ee ciidamadii Soomaaliya ee tababarka u joogay dalka Eritrea. Ciidamadan maanta Muqdisho gaaray ayaa isugu jira qeybaha kala duwan ee ciidamada, sida kuwa badda sida ay dowladdu sheegtay .…

7th October 2024  admin  

Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute ayaa difaac ka galay musuqmasaq iyo caddalad xumo lagu soo eedeeyey …

7th October 2024  admin  

Dabkii ka kacay dhisme ku yaalla degmada Vaulx-en-Velin ee u dhow magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, ee ay ku dhinteen 10-ka qof, ayaa haatan waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah oo sheegaya in qoys Soomaali ah ay dad kaga …