Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Boqorkii kubadda cagta ee reer Brazil, Pele ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu ay tahay 82 jir. Pele ayaa saddex jeer ku guulaystay koobka adduunka, isaga oo ka mid ahaa, ciyaaryahanaddii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubadda cagta. Pele ayaa cusbitaal …

7th October 2024  admin  

Maleshiyaadkii SNM ayaa baqdin uga baxay gudaha magaalada Laascaanood …

7th October 2024  admin  

Xildhibaanada Federaalka ee beesha Dhulbahante oo baaq soo saaray #SSC representatives of #Somalia condemned the #lasanod #lascanod #Laascaanood massacre and asked #Somalia president @HassanSMohamud to intervene. @HamzaAbdiBarre @mahadsalad pic.twitter.com/KRRiaxAA1m — Koofiro Koonfuroow (@Ikoofiro) December 29, 2022 …

7th October 2024  admin  

Maxaa kasoo baxay wadahadalladii Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti. Qoraal kasoo …