Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Xasan Sheekh: 2023 wuxuu noqonayaa sanad adeeg, waxqabad iyo dib u xoreyn Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sannadka cusub ee 2023 uu noqonayo sannad adeeg iyo waxqabad ay la timaado dawladdiisa. Madaxeynaha ayaa galabta jeediyey khudbad ku …

7th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan La Qaatay Marwo Anita Kiki Gbeho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan …

7th October 2024  admin  

Roob Xooggan oo ka da’ay gobollada Bari iyo Sanaag Iyadoo Soomaaliya ay wali ka jirto halis la xiriirta macluul ku dhufata qeyba ka mid ah dalka ka dib abaar ka dhalatay shan xilli roobaad oo roobkii uu baaqday ayaa hadda …

7th October 2024  admin  

Dhakhaatiirtu waxay u sheegeen in sannad ka dib uu u dhimanayo xanuun hayay balse hadda wuu ka caafimaaday Ninkan oo nolosha ka quustay ayay “fursad albaabkiisa soo garaacaday”  taas oo uu si sax ah uga faa’iideystay. Waxaa loo soo bandhigay …