Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Sidaynu wada ogsoonahay safaradu wa noocya badanyhiin waxaa Ka mid ah, safaro shaqo, kuwa siyaasadeed,iyo kuwa family ah ba. Safarkaygu waxaa u ahaa safarkaygii ugu horeyey oo an wadankii ku tago, waxaana go’an saday inuu noqdo mid private ah si …

7th October 2024  admin  

Beelaha Gugundhae, Gaal jecel iyo Jareer, ma doonayaan madaxda Beelaha Xawaadle iyo Abgaal inay alshabaabka ka xoreeyaan Xildhibaan Macalimuu “Madaxweyne Xasan Sheekh,Cali Guudlaawe iyo Dabageed hal deegaan ayey noqdeen habka ciidanka wax u maamulayaan looma sino,lama xoreyn deegaanada Beelaha Gugundhabe,Gaaljecel …

7th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan oo kormeeray ciidanka laga soo celiyey Eritrea Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday ciidamada Soomaaliyeed ee dhowaan laga soo celiyey dalka Eritrea, kuwaas oo ku xareysan Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ciidankan faray …

7th October 2024  admin  

Ninkani ma loo aqoonsan doonaa kan ugu dheer adduunka? Weriyaha BBC ee luqadda Pidgin, Favour Nunoo ayaa ka war doonaya xaaladda nin la sheegay in uu hanaqal taagayo in uu noqda qofka ugu dheer adduunka kaasoo ku nool waqooyiga Ghana, …