Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Kumuu ahaa ninkii lagu dilay dhacdada hadal heynta dhalisay ee Xamar Weyne? Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka dhacday arrin hadalheyn badan ka dhalisay baraha bulshada Soomaalida. Askari sida la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dwoladda Soomaaliya ayaa degmada Xamarweyne ku …

6th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed oo ka aragti duwan Maamulka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhageystay xaalada deegaanka uu ku sugan yahay, iyagoo …

6th October 2024  admin  

Maxamed Subayr oo ka soo jeeda Shabeelaha Hoose mudo 22 sanadoodna ku sugnaa Puntland ayaa noqday Puntlander kadib markii maanta uu qaatay Kaarka codbixiyaha… …

6th October 2024  admin  

Madaxweyne Deni “Maamulka Hargeysa waa in uu maqlaa dadka magaalada laascaanood codkooda iyo dareenkoodaRaali kma noqonayso Madaxweyne Deni “Maamulka Hargeysa waa in uu maqlaa dadka magaalada laascaanood codkooda iyo dareenkooda, waxaan ayidayaa dhammaan kacdoonka, qodobada ay ka soo saareen odeyaasha …