Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Ciidamada Amniga Puntland oo dilay madaxii howgallada kooxda argagixisada War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada Amniga ay dileen madaxii howgallada kooxda argagixisada ah ee Daacish, kaas oo kasoo jeeday dalka Itoobiya. Sidoo kale …

6th October 2024  admin  

Culusoow oo kulan la qaatay Wasiirada Maaliyadda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Wasiirrada Maaliyadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda ee Dawlad Goboleedyada. Madaxweynaha ayaa …

6th October 2024  admin  

Yaxye Mustaf: Wiilka uu qabrigiisa noqday 73 mitir Waxaa codkiisa la maqlayay laba ilaa saddex daqiiqo, laakin wixii intaasi ka dambeyay si lama filaan ah ayaa loo waayay codkiisa. Waynta shanqartiisa ayaa meesha ka saartay rajada laga qabo inuu badbaadayo …

6th October 2024  admin  

Mareykanka oo $10 milyan dul dhigay madaxa Maxamuud Cabdi Aaden oo ka tirsan Al-shabaab Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa …