Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya magaalada Abu …

6th October 2024  admin  

M. Culusoow oo xafiisyaddii dawladda beesha Hawiye u wada magcaabay ayaa Caruur ka soo jeeda beesha Jareer weyn Jaariyado dalka dibadda ugu diray, iyaga oo ay dilaalayaan qayb ka mid Qoyskiisa …

6th October 2024  admin  

Dalka Koonfur Suudaan, 6 weriye ayaa la xiray oo looga shaki san yahay inay muuqaal duubeen madaxweynaha Salva Kiir oo isku kaadinaya. In South Sudan, 6 Journalists have been arrested on suspicion of recording a video of President Salva Kiir …

6th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DIYAARINTA WADA XAAJOODKA ARRIMAHA FEDERAALEYNTA DALKA. Garoowe: 14 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha …