Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka …

6th October 2024  admin  

Wariye Jamal Muhumed Osman “Ra’iisal wasaare Hamza Abdi Barre waa Nin liita oo in Mogadishu la igu dilo wax ka qorsheeyay” …

6th October 2024  admin  

Muwaadinkii Soomaaliyeed ee dalka xooga looga musaafuriyey oo hadlay. Jamaal Maxamed Cismaan, oo ah weriye Soomaaliyeed oo caalami ah, una shaqeeya mid ka mid ah warbaahinta loogu daawashada badan yahay, ayaa mar uu dhowaan soo gaaray Soomaaliya si u diyaariyoo …

6th October 2024  admin  

Imaaraadka oo deegaanka Soomaalida ka hirgelinaya mashruuc koronta lagu dhalinayo Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ku heshiiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalinayo. Masruucan korontadaha qorraxda looga dhalinayo oo ay ku kaceyso miisaaniyad dhan 400 malyan oo doolar oo ay Imaaraadka …